Warbixin:Maalinta Macalimiinta oo Maanta Dunida laga xusayo

0
382

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sanad kasta Maanta oo kale waxaa loo dabaaldegaa Maalinta Macallimiinta Adduunka oo ay qeyb ka yihiin kuwa soomaaliyeed hal ku dhegga sanadkaan waxaa uu yahay “Macallimiintu: waa Hoggaaminta horimarka iyo dib u milicsiga mustaqbalka.

Warbixintan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here