Warbixin ku saabsan Xaalada Dadka Barakacyaasha iyo Hadii ay ka heleen Biyo Roobabkii Maalmahan Baydhaba Ka da’ayay

0
284

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kaamaka Al duusta oo ka mid ah kaamaka ku yalaa duleedka magalada bayadhabo Ee xaruunta gobalka baya, dadka degan kaamka mudu ku dhawaad Afar Sano ayadoona tirdoodana ay tahay 158 qoys ayadan horey aysan heysanin waxayabaha nolasha binadamka Asasiga aha sida biyaha iyo caafimadka waxabarashada iyo cuntada.

dadakan oo kunoolaan kaamaka Alduuste ayaa sabo kaladuwan uqu soo barkaceen deganada xil aan booqasho aan ku tagneey kaamkan ayaa waxa aan la kulaney gudoomiye ku xigeenka kaamak Adaan cali xasan ayaa  Raadiyaha Arlaadi ugu warbixey dhibatada ugu weyne aya heesato dadka kunool kamakan iyo xaladooda

Warbixintan Waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here