Warbixin ku saabsan xaalad dhalinta isticmaasha koolada ee ku nool baydhabo.

0
353

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qaar ka mid ah dhalinyarada isticmaasha koolada ee ku nool magaalada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay ayaa waxey ku jiraan nolol aan u wanaagsaneyn caafimaadkooda iyo tan deegaankaba, waxeyna xilil aan u tagnay si aan wax badan ugu soo ogaano noloshooda ayaa waxay dalbadeen in wax laga qabto xaaladooda nololeed.

mudooyinkaan dambe ayaa waxaa dhalinyarada isticmaasha maandooriyaha ku soo badaneya caruur ay da,dooda aad u yartahay, waxaana qaar ka mid ah dhalinyaradaasi ay radio arlaadi ugu warbixiyeen sida ay hada noloshooda tahay.

Warbixintan waxaa noo heya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here