Warbixin ku saabsan Saciido oo ah Hooyo guul ka gaartay waxbarashada, iyadoo Carruur agoon ah korineysa.

0
1218

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waa Hooyo Soomaaliyeed oo heysata Seddax carruur oo agoon ah, Aabahooda dhintay sanado ka hor,waxaana ay isku darsatay Saciido in ay ka soo baxdo waajibaadkii Aabe iyo keeda Hooyanimo, iyadoo shaqeysa weliba.

Waxaana Radio Arlaadi u suurta gashay saciido xafladeeda qalanjabinta heerkeeda koowaad ee jaamacada kadib inaan ka wareysano marxalada nolosheeda gaar ahaan barbaarinta caruurta, shaqada iyo waxbarashadeeda.

Warbixintan waxaa noo heya Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here