Warbixin ku saabsan Nuura oo ah haweeney ka shaqeysa Mehrad dumarka lagu qurxiyo.

0
302

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Nuura waxey ka mid tahay haweenka degmada baydhabo ee gobolka baay ku soo kordhiyeen hal abuuro ganacsi oo ay bulshada aad u xiiseeyaan gaar ahaan jiilka cusub .

Waxeyna ku shaqeysaa goob cilaan dumarka loogu saaro sidoo kale  inta badan isku qurxiyaan haweenka sida gabdhaha u socoda xafladaha iyo aroosayada ,iyadoo ku soo bandhigta xirfadeeda,waxeyna  Radio Arlaadi usheegtey in ay wax soo bartey balse hamigeeda uu ahaa markey waxbarshada dhameysa in furto goob gabdha lagu qurxiyo.

Warbixintan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here