Warbixin ku saabsan Maxamed Mursal oo xiligaan kuleelaha sameystay goob cabitaanada lagu shiido.

0
326

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Biyaha oo nolosha Muhiim u ah Waxay ka kooban yihiin qeybo kala duwan, xiligaan oo Cimiladu kulusha Waxaa dadka ay aad u isticmaalaan Nocyada Biyaha kala duwan kuwa Caadiga ah iyo Cabitaanada laga sameeyo Qudaarta kala duwan.

Maxamed Mursal Aadan wuxuu ka mid yahay dhalinyarada shaqa abuurka u noqday xiligaan kuleelaha oo uu sameystay goob cabitaanada lagu shiido oo ay dad badan Macaamiil u noqdeen.

Warbixintan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here