Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maxamed daahir maxamed,kana mid ah dhalinyarada magalada baydhabo ee xaruunta gobalka baay ahna milkiila xaruunta ganacsiga Al raxma shop ayaa radio arlaadi uga warbixyey ganacsigiisa tan iyo xligii uu bilaawey, wuxuuna tilmaamey in mudo badan dalka ka maqnaa isagoo tahriibey.
Warbixintan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi.