Warbixin ku Saabsan Maalinta Qaranka ee Dhulka Oo Maanta ku Beegan.

0
287

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maalinta Qaranka ee Dhulka ayaa loo dabaaldegaa sannad kasta Abriil 22,Maalinta Dhulka Adduunka ayaa loo qabtaa in lagu muujiyo taageerada loo hayo ilaalinta deegaanka.

Sannad kasta adduunka oo dhan, ayaa laga qaban qaabiyaa maanta oo kale Maalinta Dhulka waxaa maalin taan oo kale lagu nooleeyaa in la, dhiirrigeliya ololeyaal lagu beerayo dhir cagaaran si loo badbaadiyo Dhulka.

Warbixintan Waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here