Warbixin ku Saabsan Maalinta Cudurka Malaariyada ama Duumada oo Maanta Ku Beegan.

0
325

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Duumada ama Malaariyada oo ah xunuun in muddo ah aduunka ka jiray kana mid ah xanuunada dilaaga ah ee ku dhaca bini’aadamka. Sanad waliba waxaa jira ilaa 200 oo milyan kiisaska duumada ah, kuwaasoo inta badan ay u dhintaan caruurta .

Maxay tahay dhibaatada uu Leeyahay Cudurkaan Duumada ah Astaahama Lagu garto Qofka Cudurkaan ku dhaca iyo Waqtiyada uu u badanyahay inuu dhasho Waxa keena.

Warbixintan Waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here