Wafdi ka socoda qaramada Midoobay oo Magalada Baydhabo kullana kula qaaten Qaar ka Mid ah Wasiirada KGS

0
301

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Wasaarada Caddaalada iyo Garsoorka KG Mudane Maxamed Xuseen Xasan ayaa shir Gudoomiyey kulan u dhaxeeyey qaar ka mid ah wasiirada dowlad gobaleedka KGS iyo hay’adaha ka shaqeeya mashruuca dhismaha nabadda oo uu hogaaminaayo Peter Nodstom oo ah isku-duwaha mashruuca dhismaha nabadda.

Shirka waxaa ka soo qeyb galay Wasiirada dowlad goboleedka KG iyo lataliyaha madaxweynaha dhinaca haweenka iyo xaquuqul insaanka Marwo Aamina Maxamed Mursal.

Shirka waxaa looga hadley muhiimada ay leedahay Nabada iyo kuwada noolaanshaha Nabada.

Warkan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here