Waa sidee Xaalada Adeega Caafimaad ee Degmada Ceelberde ee Gobalka Bakool?

0
388

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kudhawaad Mudo 30sano ah degmada Ceelberde ee Gobalka Bakool, kama jirin wax adeegyo Caafimaad ah Bulshadda waxay baahi ween ay u qabeen helida Adeeg caafimaad oo Haqabtira Waxay dhibaatadooda ugu ween ay aheed in adeegyadda Caafimaadka ay u doontaan Dalka ithopia oo ay xudood la wadaagaan taasoo sababi jirtey inta badan bukaanada ay wadada ugu dhintaan daryeel la’aan Ayadoon la gaarsiin halkii logou heli lahaa Adeegyada Caafimaadka.

Degmada  Godey ee Dalka ithopia oo Qiyaastii 120 km u jirta ayaa ugu dhawaa helida adeeg caafimaad . Labo bilood ka hor ayaa degmada la ga furey isbitaal Dadka degaanka ay dhisteen kaa soo ah isbitaalka Hada ka shaqeeya  degmada ceelberde.

Warbixintan waxaa noo heya Abdiqadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here