Ururka Qareenada KG oo Sheegay In Uu Soo Hagaagayo Fahamka Muhiimada Bulshada U leeyahay Qareenku.

0
376

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qareenka Ayaa ah Shey Muhiim u ah Bulshada Qeybeheeda Kala duwan Qareenka waxaa qofka u bahaan karaa Marka Lasoo eedeyo Ama Lagu Qabsado Faldembiyeed Uu Si kas ah U galay Islamarkaana Qareenka Uu qabsado si uu ugu doodo Marka Maxkamada Lasoo taagayo Taasi oo Dadka Faham Guud ah ka heysanin KG Waxaa 2017 kii Ayaa Laga Dhisey Ururka Qareenada KG ilaa waqtigaas Bulshada Si tartiib u soo Fahmeysa.

Hadaba Maxay tahay Faaidada U leedahay Bulshada Inay Qareenka Qabsadaan Marka Maxkamadaha Lasoo taagayo Waxaa Sharaxaya Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka KG.Cumar Macalin Cabdi

Warkan waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here