Ururka Hormarinta Deeganka ee DEDO oo Geed beeris ku sameyay Goobaha Bulshada isugu yimaado ee Magaalada Baydhabo.

0
377

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhirta ayaa ah wax Muhiim u ah Dadka Ku nool Dunida korkeeda Quburada Cilmiga Cimilada Baratay Sheegaan in Geedaha ama dhirta oo dhan deegaanka laga jaro ay keeni karto Nabaad guur, abaaro iyo Cimilada oo kululaata si looga baaqsado waxaa jira deeganada Koonfur Galbeed Urur Ka shaqeeya Arimaha Deegaanka oo la magac baxay Ururka Hormarinta Deegaanka ee (DEDO).

Qar ka mid ah Xubnaha Ururka Bilaabeen in Magaalada ku beeraan Geedo kala duwan iskuuladka, goobaha Bulshada u badantahay waxay sheegayaan in loogu gol leeyahay in Dhirta deegaanka ku taalo aad u yar kor loo qaado.

Warbixintan Waxaa inoo haya Cabdiqadir Maxamed Nuur Warcade

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here