Ururka Haweenka degmada Marka oo kulan la qaateen maamulka degmadaasi.

0
339

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankaan ayaa ahaa mid si weyn loo soo agaasimey oo ay ka soo qeyb galeen hooyoyinka degmada marko iyo  xubno ka tirsan maamulka oo uu ka mid yahay gudoomiyaha degmada marko Abdulaahi Ali Waafow, waxeyna qaar ka mid ah haweenka degmadaasi ay ku soo bandhigeen baahiyaha haweenka ay qabaan.

Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here