Ururka Haweenka Degmada Baydhabo oo soo qaban qaabiyay kulan lagu taageraayay Haweenka ka mid Noqday Barlamanka KG

0
331

Baydhabo(Radio Arlaadi)-kullan lagu taagyeereyay Haweenka ka mid Noqdey Baarlamanka Koonfur galbeed ee soomaliya oo ka dhacay degmada beydhbo ee harunta gobolka baay.
Kulankaani aya waxaa ka soo qeyb galey qaar ka mid ah haweenka degmada beydhbo iyo taleliyaha madaxweynaha dowlada goboleedka konfur galbeed dhanka hawenka marrow Aamina maxamed mursal gudoomiyaha haweenka ee degmada beydhabo xaawa sokor Ali .
Uga horeen ayaa waxaa ka Hadley qaar ka mid ah hooyoyinka tobanka xaafadod Ee degmada oo qeyb ka ahaa kulunka lagu tagyeraayey gudoonka baarlamaanka dowlada goboleedka konfur galbeed ee somaliya .

Warkan Waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here