Urur u Dooda Dhalinyarada shaqa la,aanta ah oo Magaalada Baydhabo lagu Aas aasay.

0
329

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool dalka waxaa lagu tilmaamay in shacabka soomaaliyeed ay ku yihiin Boqolkiiba Todabaatan iyo Shan ayaa hadana ay yihiin kuwa aan helin fursado shaqo oo ku filan, maadaama dhalinyaro fara badan oow ax soo bartay ay dalka gudihiisa shaqo la,aan ku yihiin si arintaasi loo yareeyo waxaa magaalada Baydhabo lagu dhisay urur u dhaq dhaqaaqa dhalinyarada shaqa la,aanta ah sidii shaqo loogu abuuri lahaa.

Warkan Waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here