Taliska ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha Ciidanka Booliska Gobalka Baay oo Amar Adag ka soo saaray sara u kaca raashinka Magaalada Baydhabo.

0
235

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Shir jaraa,id uu isaga ku qabtay Xafiiska Taliyaha ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ee Ciidanka Booliska Gobalka Baay ayaa kaga hadlay muhiimada iyo ka warqabida badeecada suuqyada Magaalada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay, sicir barar ku imaan kara maadaama dhaqaalaha iyo ganacsiga dalka laga cabsi qabo in uu sara kaco sababa la xiriira Cudurka Corona Virus.

Warkan Waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here