Tababare Quique Setién oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska 18-ka xiddig ee kooxda Barcelona kaga qeyb galaya kulanka El Clásico.

0
617

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Macalin Quique Setién ayaa shaaciyey liiska 18-ka xiddig kooxda Barcelona ee kaga qeyb geli doono kulanka El Clásico ay ku booqan doonaan kooxda Real Madrid garoonka Santiago Bernabéu ee horyaalka La Liga dalka Spain

Barcelona ayaa isku diyaarineysa kulanka horyaalka La Liga ay habeen dambe ay booqan doonaan Real Madrid, iyadoo macalin Quique Setién uu ku soo daray daafaca reer Spain ee Gerard Piqué.

Haddaba halka hoose kaga boggo liiska xiddigaha kooxda Barcelona uu ku dhawaaqay tababare Quique Setién, kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka El Clásico ee horyaalka La Liga:

Image

Arlaadi Radio.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here