Tababar Lagu Baranaayey Dhismiyaasha Waddooyinka Oo Baydhabo Lagu soo gabagabeeyey

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan ayaa la siiyay Qandaraaasleyda ee Xirfidaha iyo Maamulka Dhismiyaasha Waddooyinka Waaxda Adeega guud ayadoo soo qaban qaabisay Wasaarada Howlaha Guud, Dib udhiska iyo Guryaynta Dowlada KGS.

waxaana mudadii uu socday lagu Baranayeey Habka Mamulka Qandarasyada iyo Maareeynta Mashaariicda Dhismiyasha Waddoyinka.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here