Sidee Bulshada Magaalada Baydhabo Ugu Diyaar garowaysaa Bisha Barakeysan Ee Ramadaan.

0
535

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Iyadoo ay fooda nagu soo hayso bisha barakeysan ee Ramadaan  oo noogu  harsantahay  maalmo  kooban ayaa bulshada ku nool Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay waxay intooda badan ay yihiin kuwa u diyaar garoobaya Balse Ramadaankaan Ay Sheegeen Inay jiraan Caqabado Adag Oo Hoos u dhigay Heerkii ugu diyaar garoowi jireen oo ay ka mid yihiin sara u kaca ku yimid qiimaha raashiinka  noocyadiisa kala duwan  sida  bariiska burka  timirta caanaha  hilibka salliida  iyo qudaarta noocyadeeda kala duwan.

Warbixintan Waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here