Shirkii Wasaaradaha Waxbarashada Heer Faderaal iyo Goboleed oo Warmurtiyeed kasoo baxay

0
391

Kulankii Afraad ee ay yeesheen Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo, intii u dhaxeysay 30ka Maarso ilaa 1da Abriil 2019. Shirkan waxaa ka soo qeyb-galay Wasiirada, Agaasimeyaasha guud iyo agaasime-waaxeedyada iyo farsamo yaqaannada wasaaradaha.

Shirku intuu socday waxaa lagu falanqeeyey arrimo badan oo muhiim ah, go’aamadii ka soo baxayna.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here