Dhageyso:-Naafada Magaalada Baydhabo oo Gudoomiye Iyo Ku Xigeenkiisa Doorteen

0
435

Dadka Naafada Koonfur Galbeed gaar ahaan kuwa  Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay waxay ay baydhabo ku doorteen Gudoomiyaha Naafada iyo Kuxigeenkiisa kaasi oo ay u doorteen Gudoomiye Ali Aadan Mursal halka Bishaaro Cali Xuseen loo doortey Gudoomiye Ku xigeen

Qaar Ka mid ah Dadka naafada oo goobta joogay ayaa Radio Arlaadi ugu warbixyeen sida ay u arkeyaan doorashadaan cusub iyagoona sheegeen in ay ku faraxsan yihiin, lana shaqeyn doonaan gudoomiyaha ay doorteen

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here