Shaxda rasmiga ah ee ay ku soo geli doonaan Kooxaha Valencia iyo Barcelona oo lagu dhawaaqay.

0
283

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay ku soo geli doonaan koxoaha Valencia iyo Barcelona oo maqribnimadaan ku ballansan kulan ka tirsan horyaalka La Ligaha Spain.

Kulanka ay Barca booqanayso Valencia, waxaa safkeeda hore dib ugu soo laabtay Messi, Busquets iyo Piqué, iyadoo safka hore ee Barcelona uu sidoo kale ku soo bilowday Arthur.

Dhinaca kale Valencia ayaa kursiga keydka u magacawday kulankan bartilmaameedkii Barcelona ee Rodrigo.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Safka hore ee Valencia: Domenech, Wass, Paulista, Garay, Gaya, Coquelin, Kondogbia, Soler, Ferran, Maxi Gomez, Gameiro.

Keydka Valencia: Rivero, Mangala, Kang-in Lee, Jaume Costa, Vicente Esquerdo, Sobrino, Rodrigo.

Safka hore ee Barcelona: Ter Stegen; S. Roberto, Piqué, Umtiti, Alba; Busquets, Arthur, De Jong; Ansu Fati, Messi, Griezmann.

Keydka Barcelona: Iñaki Peña, Semedo, Lenglet, Junior, Rakitic, Arturo Vidal, Collado.

Arlaadi Radio

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here