SAWIRO:- Qoysas Barakacyaal ku noo baydhabo oo la gaarsiiyey Maro-kaneeco.

0
383

Wasiirka Tamarta Iyo Khayraadka Biyaha Dowlada Koonfur Galbeed Imaan Ali Abdi Ayaa Horkacayay Gudiga Gurmadka Fatahaadaha koonfur galbeed  ayaa waxey Deeq Gaarsiiyeem Kaamamka Ku Yaala Duleedka Baydhabo Gaar ahaa Kaamka Sedex-Buurood Kasi oo Ku Yaalo Xaafada Wadajir Baydhabo Kaasi oo ku Nool Ilaa 105 Qos.

Deeqda ayaa Isugu Jirtay Maro-kaneeco bacyaha Roobabka Iyo Dhar Taas oo Ka Timid Dowlada Aan Walalha Nahay Ee Qadar oo Qeeb ka ah Gurmadka Fatahaadaha Degaanada Sameeyay iyo Roobabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here