Saameyn Noocee ah ayuu Ku yeeshay Cudurka Covid 19 Kulmada Cayaaraha KG.

0
301

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Guud ahaan waxaa hakad la geliyay Ciyaaraha kubada Cagta sabab lala xariirineya Cudurka Covid19, inta uu si aad ah ugu faafin Cudurkan Caalamka kulamada qaar ee kala duwan waxaa la ciyaari jiray taageero la,aan, kulmo badan oo la yeeshtay waxaa go,aan lagu gaaray in la joojiyo ciyaaraha inta xal laga gaaro, waxaana sidoo kale qeyb ka ah ciyaaraha baaqday kulamadii ka socday Baydhabo.

Warbixintan Waxaa noo heya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here