Ra’iisal wasaaraha cusub ee Malaysia oo la magacaabay

0
288

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Muxyadiin Yaasiin ayaa noqonaya Ra’iisal wasaaraha cusub ee Malaysia , boqorka dalka Malaysia ayaa goor dhow sheegay isagoo leh waxa laga yaabaa inuu heysto taageerada ugu badan ee baarlamanka.

Muxyadiin waxaa la dhaarinayaa 1-da MAarso, boqorka ayaa sidaas ku sheegay bayaan uu soo saaray, kaddib iscasilaaddii dhowaan u soo gudbiyay Ra’iisal wasaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here