Dhageyso:-Barakacyasha Ku Nool Hudur ee Ka Yihim tiyeglow Ayaa Ka Hadley Xaladooda

0
404

Boqol Barakacyaal Ah ku Nool Duleedka Degmada hudur ee Xarunta Gobollka Bakool Ayaa waxaa Ay Ka hadley nolashooda.

Dadkaan Barakacyasha Ah Waxaa Ay ka Yimadeyn Degmada Tiyegloow Ka dib Makey Halkaasi Ay  lka wareystey Al Shabab waxeyna Kaga Soo Carareyn Xalad Amni darteyd

Hoos Ka Dhaqeyso

Ff=Abdirahmaan Soori

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here