Qiimaha Sarifka Lacagta Doolarka Mareykanka Ee Suuqayda Magaalada Baydhabo Oo Sare U kac Ku Yimid.

0
385

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tan iyo bilowgii Bishaan April waxaa saro u kac ku yimid Sarifka lacagaha Qalaad taasi oo ganacsatada ay ku shegeen in ay tahay saameynta cudurka covid 19 oo kala xiray isu socodka wadamada.

Hadaba sara u kaca ku yimid sarifka ayaa waxaa Siid Cali Muuse Ateera ka soo wareystay sarafliyaasha Magaalada Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here