Qiimaha lakala siisto Xoolaha Nool ee Magaalada Baydhabo oo kor u kacay

0
957

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Subax weliba Suuqa Xoolaha ee Degmada Baydhabo waxaa markaasi la keenaa Xoolaha kala duwan, iyadoo Qiimaha Xoolaha lagu iibineyo sara ukac ku yimaaday bishaan sida Ariga, lo,da Geela iyo Dameeraha kuwaasi oo qiimahooda kala Sareeyo. Geela ayaa ah kan ugu weyn ee suuqa xoolaha lagu iibiyo,wuxuuna qiimaha la iibiyo noqday mid ka duwan bishii hore.

Mid ka mid ah Dulaaliinta ka shaqeysa Suuqa Xoolaha ee Magaalada Baydhabo ayaa Radio Arlaadi Uga Warbixyay Qiimaha lakala siisto Xoolaha la keeno Suuqaasi.

Warkan Waxaa Noo Heyo Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here