Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaarada Caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah loogu hadlaayay qatarta sii baaheysa ee Cudurka Corona Virus ayaa waxay la yeelatay qaar kamid ah safirada caalamka jooga dalka iyo dibadiisaba , hay,adaha Samafalka.Wasiirada Caafimaadka ayaa shacabka soomaaliyeed ugu baaqday in la iska wacyegeliyo Cudurkan halista ba,an ku heya Dunida.
hadaba baaqa ka soo yeeray wasaarada caafimaadka dowlada soomaaliya ayaa waxaa fikradahooda ka dhiibtay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Magaalada Baydhabo
Warkan Waxaa noo heya Siid Ali Muuse Ateera