Qaar kamid ah Qiimaha Maciishada Baydhabo Oo Sare U Kac Laga Dareemayo.

0
267

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tan iyo markuu bilowdey cudurka corona waxa saameyn ku yeeshey dhaqaalaha aduunka sida ganacasiga gobolada dalka soomaliya waxaa Hakad Kujirta Dekada Magaalada Muqdisho oo Gobolada KG ku tiirsan yihiin oo ay kala soo degaan badeecadaha laga Keeno Dalka dibadiisa.

Degmada Baydhabo ee Xarunta gobolka baay ayaa ka mid ah goobaha ay saameysey Xayiraatka dekada magalada muqdisho ee caasimada dalka soomaliya, Maadama ay qaar ka mid ah baqaarada raashinka ee degmada ay yihin kuwo gabaabsi ah.

Warbixintan Waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here