Qaar kamid ah Barakacyaasha Ku Nool Baydhabo Oo Caruurtooda u La Waxbarasho.

0
310

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dadka Barakacyaasha ee ku nool xeriyaha barakacyaasha ee Magaalada Baydhabo inta badan waxay la daalaadhaceyaan sidii ay u maareyn lahaayeen noloshooda, una heli lahaayeen waxyaabaha nolosha aas aasiga u ah sida raashiinka biyaha iyo wixii lamid ah.

Badanaa Buush weliba oo ay qoys ku noolyihiin waxay heystaan caruur kuwaasi oo jooga da,dii waxbarashada, mana helaan fursado ay wax ku bartaan, waxaa heysta daruufo kala duwan mana awoodaan in ay geeyaan iskuulada lacagta lagu dhigto ee ku yaala magaalada Baydhabo.

Warbixintan Waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here