Qaar ka mid ah dadkii ka soo qeyb galay kulanka Ololaha Wacyigelinta Dib u-egista Dastuurka Dalka oo aragtidooda ka dhiibtay.

0
258

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Shirkaan galay Maalintiisa Labaad oo Loogu Magac daray Ololaha Wacyegelinta Bulshada Arimaha Dastuurka Qabya qoraalka Dalka ayaa loogu dooday qodobo Muhiim ah oo kamid noqonaya Nuqulo kamid ah Dastuurka waxaana kamid ah Arimaha Dooroshooyinka Cadaalada Hanaanka Dowladeed Wadanka loo jiheen karo Mustaqbalka Dalka lagu dhaqmi doono .

Shirka Waxaa Maalintii Labaad kasoo qeyb galay Bulshada qeybeheeda kala duwan iyo Madaxda Wasaaradaha Arimaha Dastuurka Dowlada Federalaka Somalia iyo Dowlad Goboleedka K/Galbeed Bulshadana ay ahayeen kuwa dhiibanaya Afkaartooda sida ay latahay Qodobada wax ku bedelka u bahan in lagu sameeyo

Qaar kamid ah Bulshada Ka qeyb gashay shirka ayaa Wax ka weydiiney wax yaabaha ay ka faaideen Maalmaha uu socday shirka ka kororsadeen iyo waxay ayaguna ku biireyeen Arimaha Dastuurka.

Warkan Waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here