Qaar ka mid ah dadka barakacyaasha ee ku nool baydhabo oo ka cabaneya Xaalado nolol xumo.

0
266

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gudoomiya ku xigeenka kaamka booramalawiile ee ku yaala duleedka degmada beydhbo ayaa ka warbixiyey xaalada guud ee kaamka ka jirta  isagoona inta badan sheegey in ay jiraan dhabatooyin kala duwan oo ay ka mid tahay in aysan haysan wax musqulo ah iyo weliba wax caawinaad ah.

Warbixintan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here