Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kadib Markii Madaxweynaha K/Galbeed Magacaabay Gudiga Farsamada Xulista Barlamaanka Labaad Dowlada Goboleedka K/galbeed Somalia kaasi oo ka koobnaa 10 Xubnood oo leh Gudoomiye iyo Gudoomiye Ku xigeen Xoghaye ayaa Bulshada ku nool K/galbeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan Baydhabo ayaa siyaab kala duwan uga hadlay qaar ka mid ah shacabka magaalada Baydhaba ayaa Arlaadi Radio Mikarofoonka ladhax qaaday waxayna u baadnaayeen kuwa soo dhaweeyey Gudigaas ayagoo ku baaqay in Xulista Barlamaanka Lagu saleeyo nidaam Cadaalad ah
Warkan waxaa Noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade