Dadka ku nool kaamka Kulan yare ee duleedka Magaalada Baydhabo oo ka cabanaya xaalad nolol xumo ah.

0
308

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kaamka kulan yare oo ka mid ah kaamamka ku yalaa magalada baydhabo  ee xarunta gobalka baay ee haatan aysan helin waxa cawinaad ah,dadkan oo ku nool kamamkan ayaa waxa ay joogaan mudo sadax sano  ah, sidoo kalena waxa ay baahi weyn uqabaan wax yaabaha nolasha aas aasiga u ah baniaadamka oo ugu muhimsan nolasha sida biyaha ,cuntada iyo caafimadka waxabarashada waxayna ay tilmaameen in ay daawo ay ka heli jireen hay,ado qaar balse laga goostay.

Warkan waxaa noo heya Rahma Salaad Abdullahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here