Qaar ka mid ah Bulshada ku nool Magaalada Baydhabo oo Aragtidooda ka dhiibtay joojinta Qaadka.

0
319

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tana iyo markii uu Dilaacay Cudurka korona ayaa guud ahaanba waxaa hakad la geliyey goobaha ay bulshada badankooda ku kulmaan ,Sida goobaha waxbarshada duulimaadka diyaaradaha iyo ganacisga jaadka oo si ku meel gaar ah loo Hakiyey Soomaliya.

Magalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay waxay ka mid ahayd goobaha ay sameynta ku yeelatey Hakad gelinta qaadka Maadaama Bulsho badan ku ganacsan jireen.

hadaba waxaan arintaasi wax ka weydiineye Seynab iyo Xaawa oo ka mid ah haweenka ku Ganacsada Qaadka Gudaha Magaalada Baydhaba Walow Mudo Laba Maalin Si ku meer gaar ah loo Fasaxay .

Dhanka kale qaar ka mid ah bulshada Baydhabo ayaa makaroofanka la dhaxqaadney ayigoo qaba fikrado kala duwan oo ku Aadan saameynta hakinta jaadka soomaliya .

Warbixintan Waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here