Qaar ka mid ah Bulshada Ku nool Degmada Xudur Oo Bilaabay Olole Nadaafadeed.

0
365

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maamulka degmada Xudur ee Xaruunta gobalka bakool oo kaashanaayaan gudi ka shaqeeya nadaafada degaanka iyo bilicda degmada ayaa waxey bilaaween olole Nadaafadeed oo bilicda Magaaladaasi Dib loogu soo celinaayo.

Maryan Macalin Abshir ayaa faafaahineysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here