Olole Loogu hortagayo Shilalka Baabuurta Oo ka Bilowdey Boorama.

0
28

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland ayaa ollole lagu yaraynayo shilalka baabuurta, ka bilowday kaantaroolada magaalada Boorama.Shaqaalaha wasaaradda oo kaashanaya ciidanka nabad-gelyada wadooyinka gobolka Awdal ayaa fuliyay hawlgalo lagu hubinaayo liisamada dirawaliinta, buugaagta, baabuurta iyo sidoo kale warqada cadaynta bad-qabka gaadiidka si loo yareeyo shilalka baabuurta ee sii badanaya.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here