Muxuu Yahay Cudurka Cambaarta?

0
1135

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Cambaarta waa infakshan maqaarka ku dhaca waxaana keena jeermiska Fangay, xanuunkaan wuxuu u bilowdaa sida xasaasiyada oo kale, Sidoo kale Carruurta yaryar ayaa ugu badan dadka ay ku dhacdo cambaartu.

Badanaa Cambaartu waxaa sababo difaaca jirka oo si aan caadi ahayn ugu jawaabin,Sidoo kale waxaa keeni kara waxyaabaha la isku carfiyo oo qofka xasaasiyad ku keeni kara sida Kareemada iyo Wixii lamid ah .

Warkan Waxaa inoo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here