Barakacyaasha Magaalada Baydhabo oo Ka cabsi Qaba inuu Saameyn ku yeelan karo Talaabooyinka Loogu Hortagayo Cudurka Corona Virus.

0
332

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxey la daala dhacayaan Nolashooda Maalinlaha ah, Marmarka qaarna garab ayay ka helayaan hay,adaha ka shaqeeya arimahooda. Hada Waxaa soo wajahday Nolal dhibaatadeeda wadata.

Dadka Barakacyaasha ah waxay ka cabsi qabaan in uu saameyn ku yeesho noloshooda go,aamada laga soo saaray Cudurka Corona Virus kaasi oo ah in ay guriyahooda joogaan.

Warkan Waxaa inoo heya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here