Munaasabad Lagu Xusaayay Maalinta Haweenka Adduunka oo lagu Qabtay Magaalada Baydhabo

0
470

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabado lagu xusayay maalinta haweenka aduunka ayaa ka dhacay guud ahaan Gobolada Dalka Somalia gaar ahaan Magalada Baydhaba
Ayaa Waxay Ka dhacday Dhowr meelood. Munaasabad oo lagu weyneenayay 8 marso Sanad walba ay U Dabaladeegan Haweenka kunool Guud ahaan Dunida Maalinkaan Oo kale

8-da Bisha Maarso ee sanad walba Haweenka ku nool aduunyadu waxay soo bandhigaan guullaha ay gaareen iyo caqabadaha la oran karo way hor taagan yihiin
Munaasababda Ayaa waxaa goobjoog ahaa Marwada koowaad Madaxweynaha Dowlada Goboleedka K/Galbeed Somalia.

Warkan Waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here