Maxay Tahay Faaidada Bulshada Ku qabaan Tiknoolajiyada Hanaqaaday.

0
320

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Computerku waa barashada qaab dhismeedka iyo hirgelinta Barnaamijyada waaweyn, waa aalad Elektiroonika ah oo habeysan una qaabilsan macluumaadka iyo saameynta qoraalka xog muhiim ah, islamarkaasi sameynaysa in lagu keydiyo meelo gaar ah.

Badanaa Computerka waxaa xogtiisa la wadaagi karaa qalabyo Computer iyadoona loo mareyo Internet kuwooda ugu deg deg badan oo maanta awood u leh Malaayiin xog ah in lagu keydiyo iyagoo ku shaqeyneya daqiiqado yar.

Warbixintan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here