Magaalada Baydhabo oo laga Dahfuray Kulanka Wadatashiga Siyaasada Dugsiyada Gaarka loo leeyahay

0
345

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Yusuf Hassan Waliid Ayaa Magaalada Baydhabo Ku Daahfurey Kulanka Watashiga Siyaasada Dugsiyada Gaarka loo leeyahay .

Kulankan ayaa Soo Qabanqaabiyay Wasaarada Waxbarashada DGKS Ayadoo Kaa-shanaysa Wasaarada Waxbarashada Dowlada Federaalka Waxaa ka soo Qabgalay Agaasimaha Guud ee Wasaarada iyo Maamulka Walidiinta Ururada Bulshada Ee Dugsiyada Gaarka Loo leeyahay.

Warkan Waxaa noo heya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here