Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Xoghayaha Guud Ee QM

0
383

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahaddalo wax ku ool ah kula yeeshay magaalada New York Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Antonio Gutteres.

Qaramada Midoobay waxay kaalin mug leh ka qaadaneysaa dhismaha iyo xoojinta ee hay’adaha dowladda, waxaana rajaynaynaa in wada shaqeyntaas lasii dardargeliyo.

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa intii uu ku sugnaa Magaalada New York waxa uu kulamo kala gaar gaar ah uu la qaatay madaxweynayaasha dalalka Maraykanka Masar Kenya iyo Turkiga isaga oo kala hadlay xaaladda dalka iyo xiriirka soo jireenka eek ala dhaxeeya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here