Baydhabo(Radio Arlaadi)-Madaxweynaha K/Galbeed Mudane Abdacasiis Hassan Maxamed Laftagareen oo Safar qaatay mudo laba todobaad uga maqnaa dalka Kenya gaar ahaan caasimada dalkaasi ee Nairobi oo Maanta dib ugu soo laabtay magaalada baydhaba Mar uu maanta Warbahinta magaalada Baydhaba kula hadayay wuxuu sheegay in hey,adaha taageera maamulka dhinacyada hormarinta bulshada kala soo hadlay sidii sanadka 2020ka loo sii wadi lahaa loona balaarin lahaa howlaha mashaariicda deegaanada koonfur galbeed.
Warkan waxaa noo heya Abdirahman Yusuf Hassan Soori