Madaxweynaha KG iyo Odeyaasha Dhaqanka KG oo ka wada hadleen marxaladii ugu dambeysay xulista Barlamanka labaad.

0
276

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankan oo ahaa mid kamid ah kulamada lagu xoojinayey ku tashiga iyo xulashada  xildhibaanada  barlamaanka  labaad Ee dowlad gabaleedka kofur galbeed somaliy, kulanakan waxa ka so qeyb galey  odeyaasha dhanka iyo madaxweynaha dowlad  goboleedka koofur galbeed somaliya.

kulanka waxaa sidoo kale ku wehlinayey gudomiyaha barlamaanka  iyo labadisa ku xigeen, inta uu socday waxa diirada lagu saaray sidee beelaha dega deganada kofur galbeed somaliya  sidee ay u heli lahayeen mudinyaal ku metelaayo kursaasta barlamaanka oo lo dhanyahay .

Warkan Waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here