Madaxda Dalka oo ugu hambalyeeyay Umadda Soomaaliyeed bilshada bisha barakeysan ee Ramadan.

0
324

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed iyo Raisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed bilshada bisha barakeysan ee Ramadan.

Warkan waxaa noo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here