Maamulka Xiriirka Kubada Cagta KG oo Sheegay inuu Jiro Hormar dhinaca Cayaaraha Sedaxdii Sano ee La soo dhaafay.

0
286

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maamulka xiriirka kubada cagta ee koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in sedaxdii sano ee la soo dhaafay in meel wanaagsan oo lataaban karo laga gaaray kubada cagta degmooyinka gobolada koonfur galbeed taasi oo uu ku tilmaamay in marka hore lagu guleystay in garoomada qaar laga hirgaliyo qolalkii nasiinyada, kuwii labiska, xafiisyadii maamulka, musqulooyin iyo derbigii warega ahaa ee garoonka.

Warkan Waxaa inoo heya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here