Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dugsiga hoose /dhexe sare Ee macruuf waxaa uu ka mid yahay iskuulada ku yalaa magalada baydhabo Ee xaruunta gobalka baay. iskuulkan ayaa waxa la aasaasay sanadkii 2010kii, tan iyo xilgii la furey ayaa waxaa ka qalanjabiyeen dufcadooyin fara badan qaarkoda ay hada ku yihiin mamulo iyo macalmiin.
qeybaha kala duwan ee iskuulkan waxa tira ahaan dhigataa 1,421 Ardey oo isugu jira gabdho iyo wiilal ,sidoo kale iskuulkan ayaa hoos taga dalada waxabarashada Ee Fpens.
Cabadigadir cali axmed cadaawe waa mamulaha guud iskuulka macruuf ayaa ka warbixey marxaladihi kala duwanaa uu soo marey iyo wax yaabaha isku badaley.
Sidoo kale waxa kadlay gudomiyaha guud Ardeyda dhigata iskuulka macruuf ee degmada beydhabo waxaana uu tilmaamay waxbarshada ardada sida ay tahay iyo weliba isbadelada ay sameyn doonaan sanad dugsiyeedkan .
Radio Arlaadi:-Rahma Salaad Abdullahi